Dowladda Turkiga ayaa si kulul ugu cambaareysay dalka Iceland inuu “si xushmad darro ah” ula dhaqamyey cayaartoydeeda kubadda cagta markii ay tageen garoonka diyaaradaha Reykjavik.
Ciyaartoyda Turkey oo ‘si xushmad darro ah loola dhaqmay’
on Jun 10, 2019