Laba qof ayaa ku geeriyooday halka hal qof oo kalena uu dhaawac culus kasoo gaadhay colaad mar kale ka soo cusboonaatay deegaano ka tirsan gobolka Sanaag.
Colaad Markale Ka Soo Cusboonaatay Deegaanka Gobolka Sanaag Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
on Apr 27, 2019