Congress-ka oo sharciyeynaya doorashadii Trump

Submitted by on Jan 6, 2025
← →

Congress-ka Mareykanka ayaa lagu wadaa in ay kulmaan Isniinta maanta si ay u sharciyeeyaan doorashadii madaxtinimada ee Donald Trump uu kaga guuleystay madaxweyne ku-xigeenka dalka Kamala Harris.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment