CORONAVIRUS: Ruushka oo mamnuucay dhammaan duullimaadyada diyaaradaha

CORONAVIRUS: Ruushka oo mamnuucay dhammaan duullimaadyada diyaaradaha

Xukuumadda Moscow ee dalkaasi Ruushka ayaa shaaca ka qaaday in ay joojineyso dhammaan duullimaadyada caalamiga ah ee kaga imaanaya dalalka caalamka iyo kuwa ay diyaaradeheeda ugu baxayaan.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Post Comment