Wasaaradda caafimaadka dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo ayaa sheegtay in in ka badan 2,000 oo kiis oo la xiriira cudurka dilaaga ah ee Ebola laga helay dalkaasi dhaca bartaha Africa.
Cudurka Ebola oo Fara Ba’an Ku Haya Congo
on Jun 5, 2019