Taxliiliyaasha ciyaaraha ayaa u arka Cumar Marmoush inuu noqon karo mid leh xirfad sare iyo gool dhalin si la mida xiddiga ay isku dalka yihiin ee Maxamed Salax kaas oo dhigay mucjisooyin kubadeed siddeed sano oo uu ka tirsanaa » Akhri Qormo Dhamaystiran
Cumar Marmoush ma noqon doonaa Masaarigii labaad oo taariikh ka dhigi kara Horyaalka England
on Feb 16, 2025