Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarradii Axaddii lagu qaaday kaniisado iyo hotello ku yaalla dalka Srilanka ooay ku dhinteen in kabadan 300 oo qof.
Daacish oo Sheegatay Mas’uuliyadda Weerarradii Sri Lanka.
on Apr 23, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka