Wararka naga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay halkaa uu dagaal culus ku dhaxmaray ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM iyo Al-shabaab.
Dagaal Culus Oo AMISOM iyo Al-shabaab ku Dhaxmaray Degmada Jalalaqsi.
on Jun 9, 2019