Dagaal culus Oo ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose.

Submitted by on Apr 26, 2019

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan deegaannadii dhawaan lagala wareegay Al-shabaab ee dulleedka degmada Afgooye ayaa sheegaya in xalay halkaa uu dagaal culus ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Ururka Al-shabaab.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment