Halgan — Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda oo kaashanaya xoogagga dadka degaanka iyo kooxda Al-Shabaab uu maalintii labaad ka socdo inta u dhaxeysa degmooyinka Halgan iyo Buloburte ee Gobalkaas. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Dagaal culus oo maalinkii labaad ka socda Hiiraan
on Jan 28, 2025