Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Tuke-raq.

Submitted by on Jun 12, 2019

Wararka ka imanaya deegaanka Tukaraq ayaa sheegaya in saaka waabarigii uu halkaasi ka dhacay dagaal bariga deegaanka Tuke-raq ee Gobolka Sool ku dhex maray Ciidammada Somaliland ee halkaa fadhiisimada ku leh iyo Ciidamo la sheegay inay ahaayeen kuwa Khaatumo.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment