Dagaal ‘lagu jabiyay Al-shabaab’ oo ka dhacay Shabellaha Dhexe

Submitted by on Nov 24, 2022

Dagaal culus oo u dhaxeya Dadka degaanka oo taageero ka helay ciidamada dowlada iyo kooxda Alshabab ayaa shalay galinkii dambe ilaa xalay fiidkii ka socday degaanka Ceel-dheere oo ka tirsan degmada Adan Yabaal ee Gobalka Shabellaha dhexe. 

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment