Dagaal Suuriya Ku Dhex Maray Ciidmada Maamulka Cusub Iyo Haraadiga Asad

Submitted by on Mar 8, 2025
← →

Mid ka mid ah kormeerayaasha dagaalka Suuriya ayaa sheegay in iska hor imaad labo maalmood socday oo u dhaxeeyay ciidamada ammaanka Suuriya iyo rag hubeysan oo daacad u ah madaxweynihii hore ee xukunka laga tuuray Bashaar Al-asad ay ku dhinteen dad ka badan 200 oo qof.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment