Dagaal U Dhaxeeya Yuusuf Dabageed iyo HirShabelle Oo Lagu Dilay Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan.

Submitted by on Jun 11, 2019
← →

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi maanta ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed iyo Gudoomiyaha cusub.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment