Golaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa ansixiyay qaraar ku dhawaaqaya in addoonsigu yahay “dambiga ugu culus ee ka dhanka ah bini’aadantinimada.” Qaraarku sidoo kale wuxuu ku baaqayaa “si carqalad la’aan ah oo degdeg ah ” dib loo celiyo hanti dhaqameed. » Akhri Qormo Dhamaystiran
“Dambiga ugu culus ee ka dhanka ah bini’aadantinimada”: Ma in dalalka ka qaybqaatay ganacsigii addoonsiga iyo dhoofintooda ay bixiyaan baa magdhow?
on Mar 26, 2026