Askarigii ka tirsanaa booliiska magaalada New York ee ceejada ku dilay ninka Madaw ee Maraykanka ah sannadkii 2014 ayaa shaqada laga tiray.
Daniel Pantaleo: Askarigii Maraykanka ahaa ee ceejada ku dilay nin leh ma neefsan karo oo tallaabo laga qaaday
on Aug 20, 2019