Daraasad ay sameysay xarruunta badbaadada caalamiga ah ee UK ayaa sheegtay malaayiin qof oo dunida ku nool ayaa furaha u gaarka (paasword) u istcicmaala 123456.
Daraasad lagu muujiyey dadka xogtooda la xadi karo iyo lambarrada ay adeegsadaan
on Apr 22, 2019