Fahmo waxay BBC u sheegtay in qorshaheedu hadda uu yahay in ay maxkamad aadi doonto oo aysan aqbali doonin in hantideeda lagala wareego. » Akhri Qormo Dhamaystiran
‘Darbi danbi ma galo’: Fahmo Gabayre, gabadha gurigeeda dowladdu la wareegtay ee ku yaallay halkii uu ka dhacay weerarkii kolonyada madaxweynaha lagu qaaday
on May 6, 2025