Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in horjooge sare iyo xubno muhiim ah oo tirsan kooxda Alshabaab lagu dilay duqeymo galinkii dambe ee shalay ka dhacay deegaan Cell-Bacad doo ka tirsan gobolka Shabellaha dhexe. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Dawladda Somalia oo sheegtay in ay dishay Saraakiil Alshabab ka tirsan
on Mar 9, 2025