Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galguduud ka socda shirar lagu doonayo in xal loogu helo khilaafka ka taagan goorta ay dhacayso doorashada madaxtinimada maamul goboleedka Galmudug oo waayadan ba lagu kala ara
Dedaallo lagu deminayo khilaafka Galmudug oo ka socda Dhuusamareeb
on Jun 22, 2019