Derbiga Kenya ka Dhisayso Xadka Somalia Oo Burburin Lagu Bilaabay.

Submitted by on Apr 28, 2019

Dadwayne careysan oo ku sugan degmada Beled xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay burburiyeen qaybo ka mid ah darbiga ay Kenya ka dhisatay xadka ay la wadaagto Soomaaliya sida ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta Kenya.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment