Dhallinyarada Mudug oo isku dayaya in xal u helaan colaadaha qabaa’ilka

Submitted by on Sep 16, 2024
← →

Dhallinyarada ku dhaqan gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegay inay kaalin wanaagsan ka qaataan dadaallada nabadda ee lagu doonayo in lagu joojiyo colaadaha qabaa’iilka oo muddooyinkii u dambeeyay kusoo noqnoqday gobolka,

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment