Dhegeyso: Sidee bay siyaasiyiinta mucaaradka u arkeen kulankii ay Muqdisho kula yeesheen madaxweynaha

Submitted by on Jun 26, 2025
← →

Kulankan oo saacado dhex marayey siyaasiyiinta mucaaradka ee madasha samatabixinta iyo madaxweynaha Soomaaliya ayaa u muuqday mid ay isku fahmeen ajendaha laga wada hadlayo,  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment