Dad badan oo dibabaxyo dhigayey ayaa xiray waddooyinka magaalada Gaarisa ayaga oo ka cabanaya biyo yari ka jirta lixda xaafad ee ugu weyn magaalada Gaarisa.
Dibad-baxyo looga cabanayo biyo la’aan oo ka dhacay Gaarisa
on Sep 30, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka