Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in dayuurado Drones ah (nooca aan duuliyaha lahayn) oo sida walxaha qarxa ay maanta weerar ku qaadeen goobo saliidda laga soo saaro oo ku yaalla magaalada Riyadh.
Diyaarado Duqeeyey Goobo Shidaalka Laga soo Saaro Ee ku yaalla Sacuudiga.
on May 14, 2019