Diyaarado wax-yaabo aan la Garaneyn ku Tuuray deegaanka Salaxley ee Somaliland

Submitted by on Apr 14, 2019

Guddoomiyaha deegaanka Salaxley Ismaaciil Yuuusuf Xusseen oo u sheegay warbaahinta in diyaarado joog hoos ku duulaya ku tureen qoys reer guuraa ah oo deegaanka ku dhaqan walxo aan la garaneyn laakiin sida uu hadalka u dhigay u muuqday walxaha qarxa.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment