Xisbiyada iyo ururada siyaasadda ee Somaliland ayaa haatan guda-galaya inay bilaabaan ololaha doorashada la filayo inay Somaliland ka dhacdo bisha November.
DIYAARGARAWGA DOORASHADA SOMALILAND
on Aug 7, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka