Warbixin ay soo saartay Israa’iil ayaa lagu sheegay in ay jirto soo jeedin saddex meelood la soo jeediyay in ay noqon karaan meelaha Trupm uu ka fakarayo in la geeyo Shacabka reer Falastiin ee laga barakicinaayo Gaza waxaana kamid ah Dalalka Morocco iyo Soomaaliya. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Donald Trump oo Qorsheenaya in Shacabka Gaza uu u soo raro Somaliya
on Feb 6, 2025