Baraha bulshada ayaa waxaa ka dhashay caro ka dib markii wasiirka qoyska ee Soomaaliya Janaraal Bashiir Maxamed Jaamac uu barta X ku wadaagay sawiro isaga iyo nin kale oo ka mid ah ergada Soomaaliya u matalaysa shirka Qaramada Midoobay » Akhri Qormo Dhamaystiran
Doodda ka dhalatay sawirrada ragga Soomaalida ah ee ka qeyb galay shirka haweenka
on Oct 26, 2024