Doorashada Itoobiya: Maxaa ku gaar ah deegaanka Soomaalia oo dib loogu dhigay doorashadiisa?

Submitted by on Jun 10, 2021

Deegaanka Soomaalida oo ka mid ah 10-ka dowlad deegaan oo xubinka ka ah Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya waxaa ka socday diyaargarow xooggan oo loogu jiray doorashada.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment