Dowlada Denmark ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya ugu deeqday lacag gaareysa 21 Milyan oo Dollar oo wax looga qaban doono Abaaraha ,Kaabayeyaasha dhaqaallaha iyo Ammaanka Soomaaliya.
Dowlada Denmark Oo 21 Milyan Oo Doolar ku Caawisay Somaliya.
on Apr 13, 2019