Dowlada Iran oo goor dhow sheegtay inay Jawaab ka bixineyso Dilka Esmail Haniyeh

Submitted by on Aug 4, 2024
← →

Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian oo kulan la qaatay Ayman Safadi oo ah wasiirka arrimaha dibadda ee Boqortooyada Urdun ayaa waxa uu carabka ku adkeeyay in tallaabada Israel ay ku dishay hogaamiyihii Xamaas ee Tehran aysan noqon doonin jawaab la’an.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment