Dowlada iyo Midowga Yurub oo si wadajir ah u saxiixay Mashruuc lagu dhisayo Wadooyinka dalka (Sawiro)

Submitted by on Jun 13, 2019

Dowladda Soomaaliya iyo midawga Yurub ayaa munaasabad uu goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliaya oo Muqdisho lagu qabtay waxa ay maanta si wadajir ah ugu saxiixeen heshiiska maal-gelinta mashruuca dib udhiska waddooyinka goballada dalka oo ay Midawga Yurub ku bixinayso 42 Million oo Yuuro.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment