Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa shaaciyay inuu bixinayo abaalmarin gaaraysa $5 milyan cid kasta oo keenta xog lagu heli karo Abdikadir Mohamed Abdikadir oo loo yaqaan Ikrima, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Dowlada Mareykanka oo Lacag Dhan 5$ Milyan Duldhigtay Madaxa Abdikadir Mohamed oo ka Danbeeyay Weerarka Kampala
on Jul 13, 2025