Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi ayaa deg deg loogu aasay magaalada Qaahira saacado yar ka dib markii uu si lama filaan ah ugu dhintay maxkamad qaadeysay dacwado loo heystay.
Dowlada Masar oo deg deg u Aastay Meydka Max’ed Mursi Oo Shaki Laga Muujiyay.
on Jun 18, 2019