Jahwareer xoogan ayaa soo wajahan Al shabaab kii Jilib kusugneyd wixii ka dambeeyay markii ay Dowladda Soomaaliya ay Degmadaasi ka fulisay duqeymo lagu bartilmaamaysaday xarumo muhiim u ahaa kooxda sidoo kalena lagu dilay tiro kamid ah dagaal yahanada Al shabaab. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Dowlada oo sheegtay in Horjoogayaal ka tirsan Shabaab ay ka Qaxeen Jilib
on Mar 23, 2025