Dowlada Somalia Oo Goor-dhow Shaacisay in Berri ay Tahay Maalinta 1aad Ee Ciidul Fitriga.

Submitted by on Jun 3, 2019

Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta Berri ee Talaadadda 4-ta bisha June ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul fitriga.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment