Safaaradda dowlada Soomaaliya ku leedahay Magaaladda Khartoum ee dalka Sudan ayaa ugu baaqday Soomaalida ku nool dalkaasi inay muujiyaan Taxadar dheeraad ah.
Dowlada Somalia Oo U Digtay Soomaalida ku Dhaqan Dalka Sudan (Akhriso)
on Apr 11, 2019