Dowlada Somaliya oo Itoobiya ku eedeesay Dagaalka ka dhacay Saldhigyada Ciidanka Qaran ee Doolow

Submitted by on Dec 23, 2024
← →

Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareeysay xadgudub ay sheegtay in ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gedo ay ka geeysteen magaalada Doolow oo ay weerareen saldhigyada ciidamada Dawladda Federaalka Soomaaliya.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment