Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa difaacay Jaamacadda Carabta kadib markii safiirka Itoobiya ee Soomaaliya uu ku eedeeyay ururka Jaamacadda Carabta inuu dhinac u janjeero muranka ka taagan wabiga Nile.
Dowlada Somaliya oo Jaamacada Carabta ku Difaacday Eedeynteeda Dowlada Itoobiya
on Sep 9, 2025