Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe ballaaran oo ay ku garab istaageyso ciidamadii deegaanka ee kooxda Al-Shabaab kula dagaalamay deegaanka Ceel Cali Axmed ee gobolka Shabeelaha Dhexe, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Dowlada Soomaaliya oo Ragii Alshabaab ka Difaacay Ceel Cali axmed balan qaad cajiib ah usamaysay
on Feb 23, 2025