Dowlada Sweden iyo Xisbiga SD oo soo jeediyay Isbadel Cusub oo lagu Sameenayo Taageerada CSN

Submitted by on Jul 21, 2026

Dowladda Iswiidhan iyo xisbiga SD (Sverigedemokraterna) ayaa magacaabay guddi baaritaan oo qiimeyn doona isbeddello lagu samaynayo nidaamka taageerada waxbarashada ee CSN.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment