Dowladda federaalka oo beenisay in ciidamo Soomaali ah ay ka tageen Tigray

Submitted by on Jun 10, 2021

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa mar kale beeniyey in ciidamo Somaali ah ay tageen gobolka Tigray ee dalka Ethiopia.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment