Dowladda Federaalka ‘oo ogolaatay’ in dibad-bax uu ka dhaco Daljirka Dahsoon

Submitted by on Mar 3, 2021

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay inay ogolaatay “codsi ka yimid” Midowga Musharaxiinta oo ku saabsanaa in dibad-baxa la qorsheeyey Sabtida uu ka dhaco fagaaraha Daljirka Dahsoon.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment