Dowladda Guinea-Bissau ayaa si rasmi ah u beenisay warar lagu faafiyay baraha bulshada iyo madalaha kale ee dijitaalka ah oo sheegayay inay isu diyaarinayso aqoonsiga Somaliland. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Dowladda Guinea-Bissau oo War kasoo saartay warar sheegaya inay aqoonsanayso Somaliland
on Jul 27, 2026