Dowladda Masar ayaa xaqiijisay inay shixnado hub ah ay u dirtay Soomaaliya iyadoo ay jirto xiisad gobolka ka taagan oo ka dhalatay heshiiska muranka dhaliyay ee Itoobiya ay la gashay Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaa
Dowladda Masar oo war ka soo saartay hubkii gaaray Muqdisho iyo Itoobiya oo ka hadashay qorshaha socda
on Sep 24, 2024