Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in bisha dambe ee Disembar ay ku dhawaaqi doonto qorshe ay dooneyso in ay ku bixiso shatiyadii ugu horreeyay ee shidaalka iyo Gaas-ka laga sahmiyay xeebaha dalka.
Dowladda Soomaaliya oo bil kaddib bilaabeysa bixinta shatiyadii ugu horreeyay ee shidaalka iyo gaas-ka dalka
on Nov 6, 2019