Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyleh ayaa soo dhoweeyey go’aankii shalay ay xubnaha hay’adda IMF ku meel-marisay qorshaha maaliyadeed ee hay’adda ka gacan siinaya deyn-cafinta Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay go’aanka IMF ee deyn-cafinta
on Dec 19, 2019