Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta booqday dhismaha qadiimiga ah ee wasaaradda arrimaha gudaha ee degmada Boondheere halkaas oo laga soo saar meydka gabar 15-Jir ah oo uu kusoo dumay dhismahaasi.
Duqa Muqdisho oo booqday dhisme ku dummay roobkii xalay iyo meyd laga soo saaray
on Nov 26, 2019