Afhayeenka ciidmada Puntland Jeneraal Maxamuud Maxamed Axmed ayaa sheegay in habeenimadii xalay ay duqaymo ka dhaceen deegaanka Buuralayda Il iyo Camayra ee degmada Isku Shuban ee Gobolka Bari. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Duqeymo ka dhacay degaano ka mid ah gobolka Bari
on Jan 9, 2025